Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Xero Ciidan oo kutaala Muqdisho

Waxaa goordhaw qarax ismiidaamin ah uu fuliyay ruux jirkiisa kusoo xiray waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay Xero lagu tababaro ciidanka milatariga Soomnaaliya oo lagu magacaabo Xero Nacnac. Xeradan goordhaw qaraxa ismiidaaminta ah uu ka dhacay oo kutaala degmada Wadajir kuna dhaw xerada ciidamada Turkisom ayaa la sheegay in tababar lagu siinayay askar iyo saraakiil kamid … Continue reading Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Xero Ciidan oo kutaala Muqdisho